Xiriirka Soomaaliyeed Oo Bilaabaay U Diyaar Garowga Ciyaaraha Olombikda 2016 Iyo Tartanka Dhalinyarda Africa 2015.

Xiriirka Soomaaliyeed Oo Bilaabaay U Diyaar Garowga Ciyaaraha Olombikda 2016 Iyo Tartanka Dhalinyarda Africa 2015.

Waxaa Qoray:maslaxtaleexi

Taariikh: 29-January-2014

 
12378
Xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta ayaa bilaabay u diyaar garowga qeybta kubada cagta ee tartanka Olombikada aduunka ee lagu qabanayo magaalada Rio De Janerio ee dalka Brazil sanadka 2016-ka iyo sido kale tartanka dhalinyarada Afrika ee ka dhacaya Dalka Senegal 2015-ka,Sida lagu Shaaciyay Website-ka Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya Ee Somsoccer  Xiriirka So